HOMEPAGE
ADD
Privacy Policy
Terms Of Service
Edit Business | Amal Express Sweden
Business name (*):
About:
About Shirkaddu waxay xooga saarta sidii marwalba looga haqabtiri lahaa macamiisheeda waxay ay u baahan yihiin. Story AMAL EXPRESS Ku soo dhawaaw adeega Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka Soomaaliyeed xafisyana ku leh Afrika, Europe, Asia, Amerika, Australia. Amal adeegeeda waxaa laga heli karaa magaalooyinka waaweyn ee wadanka Sweden oo dhan. Shirkaddu waxay xooga saarta sidii marwalba looga haqabtiri lahaa macaamiisha waxay u baahan yihiin. Amal Express waxay diyaar u tahay inay u adeegto macaamiisheeda, wixii ka xumadana isla markiiba xaliso. Macaamisha ku xiran Amal Express waxay helayaan faaìdooyin badan, lacagta oo wakhti yar lagu qaato, amaano iyo adeeg hufan. La xiriir xafiiska kuugu dhaw. Halkaas waxaa gacma furan kugu soo dhawaynaya akhyaar kuu adeegta.Waxaa kaa gudoomaynaa fariimaha lacagta ah ee aad u gudbinaysid qaraabadaada iyo asxaabtooda.
Phone (*):
Website:
Email:
Working Hours
Monday:
-
Tuesday:
-
Wednesday:
-
Thursday:
-
Friday:
-
Saturday:
-
Sunday:
-
*** mark location on map
Lat. (*):
Lng. (*):
State (*):
City (*):
Address 1 (*):
Address 2:
Zip Code:
Image:
** You can contact us for custom ad options. **