Ensamkommandes Förbund är en politiskt och religiöst oberoende ideell förening och drivs av ensamkommande ungdomar som bor i Sverige.
Bankgiro: 364-2261
Ensamkommandes Förbund är en politiskt och religiöst oberoende ideell förening och drivs av ensamkommande ungdomar som bor i Sverige.
Syftet med föreningen är att hjälpa nyanlända ensamkommande ungdomar från alla länder på olika sätt. Föreningen arbetar mot rasism, människofientliga lagar och förordningar som Dublinförordningen och för ett värdigt bemötande av ensamkommande i asylprocessen.
Vi vill bygga broar mellan ensamkommande och resten av samhället, och göra våra röster hörda.
Vi arbetar med flera projekt om ensamkommande, bland annat boken ”Trettio sorgliga berättelser” som är en skildring av ungdomars upplevelser, och en dokumentärfilm om resan till Sverige.
Föreningen har som mål att bygga upp ett nätverk och skapa kontakter och samverkan med andra föreningar och samhällsorgan.
Vi i Ensamkommandes Förbund värnar om ett respektfullt och demokratiskt samtalsklimat. Föreningen och dess administratörer förbehåller sig rätten att radera kommentarer med olämpligt, rasistiskt eller i övrigt hatiskt innehåll samt att blockera besökare.
Af-Soomaali!
Ururka carruurta aan waalidkood la socon waa urur ka madax bannaan diin iyo siyaasadba oo ay si iskaa-wax-u-qabso ah u maamulaan carruurtaas aan waalidkood la socon ee deggan Iswiidhan.
Ujeeddada ururku waxa weeye in uu caawiyo carruurta iyo dhallinyarada ku cusub waddanka ee aan waalidkood la socon kuwaas ooka kala yimaadda waddamo kala duwan. Tusaale ahaan waxa ururku u qabanayaa carruurtaas iyo dhallinyaradaas ciyaarta kubadda cagta, xaflado, muusik ama heeso, kulammo-aqooneed iyo safarr-aqoon-korodhsi si ay u bartaan waxyaabo kala duwan oo ku saabsan bulshda ay ku noolyihiin.
Xubnaha ururka badankoodu waa wiilal, laakiin waxaan dhowaan bilownay qayb cusub oo gabdho ah kuwaas oo samaysta hawlo iyaga u gaar ah oo ay keligood samaystaan.
Ururku waxa uu ka shaqaynayaa ka hortagga cunsuriyadda iyo midabtakoorka, sharciyada iyo xeerarka ka soo horjeeda bani’aadnimada sida tusaale ahaan sharciga REVA ee masaafurinta iyo sharciga diwaan-gelinta faraha dadka magangelyo doonka ee loo yaqaan Dublin-ka.
Waxaan ka shaqaynaa in carruurta aan waalidkood la socon si fiican loo qaabbilo oo sharciga loo fududeeyo. Waxaan rabnaa in aan isku xidhno carruurta aan waalidkood la socon iyo bulshada inteeda kale si dadku u fahmaan xaaladda qofka waddanka yimi iyadoo aanay la socon waalidkiis. Waxaan rabnaa in aan codkayaga la maqlo.
Waxaannu sidoo kale la shaqaynay Kommunka Malmö bandhig-faneed ay lix dhallinyarada ka mid ahi ku soo bandhigeen sheekooyin ku saabsan safarkoodii.
Ururka waxaa u qorshaysan in uu dhiso isku-xidh iyo wada shaqayn dhexmarta ururrada kale ee samo-falka ah. Waxaan waqtiga dhow aasaasi doonnaa ururro sidan oo kale ah Iswiidhan oo dhan. Tusaale ahaan waxaan bilowna inaan aasaasno laba urur, Stockholm iyo Uppsala kuwaas o oka tirsanaan doona Ururka guud ee dhallinyarada aan waalidkood la socon.
Hadafkayagu waa in ururku uu ka hawlgalo dhammaan waddanka oo dhan.
Hadda waxaan gacanta ku haynaa wada shaqayn aan la shaqaynayno Malmö Kommun iyo Hassela oo ku saabsan mashruuc la dhaho ”Mötesplats”. Ujeeddada mashruucaas waa in la sameeyo meel ay ku kulaam dadka deggan Malmö
Xubnaha ururka ka tirsan hadda waxa weeye 230 dhallinyaro aan waalidkood la soconnin, kuwaas oo ka kala yimi waddammo ka duwan, laakiin badankoodu waxa ay ka yimaaddeen Afghanistan iyo Somalia.
Wixi faarin oo aah cunsuri niima maloodulaqadhaanyo. mahadsanid.
بنیاد انسمکومنده
بنیاد انسمکومنده مستقل و غیر سیاسی می باشد، و این بنیاد توسط خود انسمکومنده ای اداره میشود که قبلاً در سویدن امده است.
هدف بنیاد اسنموکمنده کمک و پشتیبانی از نوجوانان و جوانانی تازه وارد در بخش های مختلف است و همچنین مبارزه با نژاد پرستی و قانون های ضد بشری مانند دوبلین، برسی نشدن پرونده شخص دوبلین. این بنیاد در اتبدا تلاش دارد یک پل ارتباطی درست شده و به نمایندگی اسنمکومنده بتواند صدای تمام انسموکمنده سویدن را انعکاس دهد.
کار های روی دست
نوشتن کتاب سی داستان غم انگیز انسمکومنده، تهیه فلم مستند از سفر انسمکومنده تا سویدن، برقراری روابط نیک و همکاری با سایر انجمن های دیگر.
هئیت مدیره بنیاد انسمکومنده
to add Ensamkommandes förbund map to your website;