Qabiil ma noqdo qaran; wuxuu dhalaa colaad, kala qaybsanaan, burbur iyo bahdil. Taa beddelkeeda qaado qarannimo, Soomaalinnimo, wadajir iyo walaalnimo.
Ku soo dhowow bogga Horumar. Waxyaabaha loo asaasay bogga Horumar waxaa kamid ah: 1) in la wiiqo qabiilka/qabyaaladda, 2) in kor loo qaado qaranimada iyo midnimada, 3) in loo abaabulo Bulshada Soomaaliyeed hab ka turjumaya danta guud, 4) in sare loo qaado hamiga, rejada iyo dareenka da'yarta, 5) in dadka lagu baraarujiyo in aanay guul gaarin ummad kala qaybsan iyo 6) in aynu ogaano in aan cidna noo qabanayn wax aynaan annagu qabsana.
Legg til dette kortet på nettstedet ditt;
Vi bruker informasjonskapsler og annen sporingsteknologi for å forbedre din nettleseropplevelse på nettstedet vårt, for å vise deg personlig innhold og målrettede annonser, for å analysere nettstrafikken vår og for å forstå hvor våre besøkende kommer fra. Personvernregler