
Shirkaddu waxay xooga saarta sidii marwalba looga haqabtiri lahaa macamiisheeda waxay ay u baahan yihiin.
AMAL EXPRESS
Ku soo dhawaaw adeega Amal Express. Amal Express waa xawaalad u adeegta dadka Soomaaliyeed xafisyana ku leh Afrika, Europe, Asia, Amerika, Australia. Amal adeegeeda waxaa laga heli karaa magaalooyinka waaweyn ee wadanka Sweden oo dhan.
Shirkaddu waxay xooga saarta sidii marwalba looga haqabtiri lahaa macaamiisha waxay u baahan yihiin. Amal Express waxay diyaar u tahay inay u adeegto macaamiisheeda, wixii ka xumadana isla markiiba xaliso.
Macaamisha ku xiran Amal Express waxay helayaan faaìdooyin badan, lacagta oo wakhti yar lagu qaato, amaano iyo adeeg hufan.
La xiriir xafiiska kuugu dhaw. Halkaas waxaa gacma furan kugu soo dhawaynaya akhyaar kuu adeegta.Waxaa kaa gudoomaynaa fariimaha lacagta ah ee aad u gudbinaysid qaraabadaada iyo asxaabtooda.
TAAJ MONEY Transfer
154 meter
TAAJ MONEY TRANSFER, WAA XAWAALAD SI DEG-DEH AH KUUGU GAARSIINEYSO LACAGTAADA ADUUNK...
Handelsbanken
2 km
Kände mig inte särskilt välkommen, kändes som jag störde. Tjejen som assisterade mig ...
Handelsbanken
4 km
Kände mig inte särskilt välkommen, kändes som jag störde. Tjejen som assisterade mig ...
Volvofinans Bank
4 km
Betalade in 200 kr för lite i 2 månader och nu tvingas jag betala in ett belopp på 17...
Network Marketing Göteborg
4 km
Vill du tjäna extra pengar? Vill arbeta du själv? Det är du som bestämmer. Vi kan ge ...
Axilium Capital
4 km
Vi investerar i nystartade, onoterade företag som har innovativa affärsidéer och stor...
Prioritet Finans
6 km
Har kört via Prioritet i 1 år nu. Det är väldigt enkelt att hantera fakturorna och de...to add Amal Express Sweden map to your website;